Daawo: Dowlada Koonfur Galbeed Soomaaliya Oo TV Cusub Yeelaneyso+ Naqshada Koowaad

0
342

Baydhabo(INO)-waxaa lagu wadaa in dhawaan TV uu leeyahay Maamulka KGSoomaaliya  uu hawadda soo galo kaasoo ku baxaya Lahjadaha  Maay & Maxaa Wararkiisa & Barnaamijyada TV-ga.

TV ga KGS

TV-gaan ayaa wuxuu ku jiraa habeyn Xarumihiisa iyo aruurinta shaqaalaha TV ga ka howl gali lahaa waxaana lagu wadaa in howlahaasi marka la dhameeyo uu si toos ah hawada usoo galo kaasoo xaruntiisa ugu weyn ay noqon doonto Degmada Baraawe ee Gobolka Sh. Hoose.

Tv-gaan ayaa waxaa waxaa howshiisa wadda wasaarada Warfaafinta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya maalintii wasaaraddaasi la dhisey wixii ka dambeeyey wuxuuna noqon doonaa TV.gaan KGSTV Tv ku hadla Afka Dowlad Goboleedka & Dadka Deegaanada Koonfur Galbeed.

Halkan Ka Daawo.

Idale  News Online, Baydhabo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here