Muqdisho(INO)-Qof ka mid ah raggii ku howlahaa in Sakariye Ismaaciil loo soo wareejiyo Muqdishu oo lagu magacaabo Aadan Maxamed Wacays ayaa isagoo u waramaya Warbaahinta Gudaha Dalka, wuxuu sharaxaad dheeri ah ka bixiyey qaabka loo shirqoolay Sarkaalkii Shabaab ka tirsanaan jiray ee Ceelwaaq iska dhiibay Sakariye Ismaaciil.
Halkan Ka Dhageyso Codka Aadan Maxamed Waceys.
Idale News Online, Muqdisho.