Baydhabo(INO)-Madax weynaha mamulka Koonfur galbeed Soomaaliya Shariif Xasan sheikh Aadan oo lahadlay warbahinta ayaa sheegay in xal laga gaaray dagaal beleedyadii ku soo lalaabtay gobolka shabelaha hoose.
Shariif xasan sh. Aadan waxa uu sheegay in mamulkiisa uu ku guleystay sidii loo xalin lahaa dagaalada ka dhacayay gobolka shabeelaha hoose oo u dhaxeeyay maleeshiyaad isku haysta hab maamulka gobolka shabelaha hoose.
Halkan Ka Daawo Video.
Gobolka Shabeelaha hoose ayaa waxaa ka dhacay dagaal beeleedyo sababay qasaaro isugu jira dhimasho iyo dhaawac.