Dhageyso:Maamulka jubba oo Sheegay in ay Caqabado badan Hortaagan Tahay

0
193

Kismaayo(INO)-Maamulka Kmg Juba ayaa waxaa uu shaaca ka qaaday in ay ka hortaagan tahay caqabado badan oo dhameystir  u baahan cabdi naasir serar oo ah  afhayeenka maamulka kumeel  gaar ah ee jubba ayaa waxaa uu sheegay in ay jirto caqabado ka hortaan  xalinta maamulkaasi.

Halkan Ka Dhageyso Codka Cabdinaasir Seeraar.

cabdi naasir serer oo hadalkiisa sii wata ayaa waxaa uu hoosta ka xariiqay in loo baahan yahay  in arinkaani xal  waara laga gaaro si  loo soo dhameystiro  xubnaha maamulka ku meel gaarka ah ee jubba.

OLYMPUS DIGITAL CAMERA

madaxweynaha soomaaliya xasan shiikh maxamuud  ayaa maalmo ka hor gaaray magaalada kismaayo ee xarunta maamulkaasi ayaa waxaa la sheegay in ay masuuliyiinta maamulka juba  iyo madaxweynaha ay ka wada hadleen sidii loo soo dhameytiri lahaay xubnaha maamulkaasi ka dhiman.

hadalka kasoo yeeray maamulka juba ayaa waxaa uu imaanayaa  xili  wali maamulkaasi ay xubno ka dhiman yihiin.

 Idale News Online, Kismayo.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here