Buurhakaba(INO)-Mid kamid ah dadka degmada Buur hakaba oo maamulka degmadaasi ku eedeeyey in ay musuq maasuq ku sameeyeen raashin gar-gaar bani aadamnimo ah oo loo waday degmadaasi.
Dhanka kale ma jiro wax war ah oo kasoo baxay maamulka degmadaasi balse xiriiro aynu la sameyneeno maamulkaasi.