Xildhibaanadii keenay mooshinka ayaa go’aan ka qaatay warkii uu dhawaantan soo saaray gudoomiyaha Barlamaanka Maxamed Cusmaan Jawaari ee ahaa in la hakiyay mooshinka.
Xildhibaanadan ayaa sheegay in aysan suuragal ahayn in aqalka umadda uu u afduubnaado tiro kamid ah xildhibaanda oo laga badiyay.
Halkan Ka Daawo