Daawo Sawiradda:Banaanbax Rabsho Wata Oo Ka Dhacey Magaalada Burco

0
194

Burco(INO)-Magaalada Burco ee ah caasimada labaad ee Somaliland ayaa maanta waxaa ka bilaabmay mudahaarad  laga soo horjeeda mooshin lasheegay in xilka lagaga qaadayo Gudoomiyaha Golaha Wakiilada Somaliland  Cabdiraxmaan Maxamed Cabdilaahi (Cabdiraxmaan Cirro) oo la horkeenayo golaha wakiilada Somaliland .

1

 

 

2

3

4

5