Xildhibaan Ilka case oo sheegay in halkii Mooshin lala soo boodi lahaa loo baahan yahay in Dastuurka laga shaqeeyo

0
373

Dhageyso Xildhibaan Ibrahim Suleymaan Xaaji Nuur oo ku magac dheer Ilkacase oo sheegay in khilaafka Madaxweynaha iyo Ra’iisul Wasaaruhu yahay mid aan ku saleysneyn Dastuurka iyo Xeer Hoosaadka Dalka u yaala hase ahaatee uu yahay mid la rabo in lagu dumiyo qaranka. Waxa uu ra’iisul  wasaaruhu sameeyey waa isku shaandheyn oo ah maamul ku kooban shaqada Ra’iisul Wasaaraha.

ILKACASE
IDALE NEWS ONLINE