Daawo Video: Xaflad Lagu Xusayo Sanad Guuradii 20aad ,Ee Qorista Aflif Maay Oo Lagu Qabtey Magalada Toronto Ee Dalka Canada

0
187

Waxaa magalada Toronto beryahan ka socdey shir aad u balaaran oo loogu tala galey sanad guuradii 20tanaad ee kasoo wareegtey qorista afka Maayga xafladaas iyo shararkaas oo ay kasoo qeyb galeen shacabka somaliyeed ee ku hadla afka maayga iyo maxaaga ayagoo ka kala yimid dalalka Yurub America iyo Canada.

Halkan Ka Daawo Video:

Screen-Shot-2014-11-03-at-12.59.52-PMIdale News Online, Toronto, Canada