Wasiarimaha dibada Soomaaliya ayaa sheegay in khilaafka u dhaxeeyo madaxda dalka uu sameen ku yeelan karo kaalmada caalamka u siiyo Soomaliya.
Dr Cabdiraxmaan Ducaale Bayle ayaa sheegay in arimahaasi oo dhan ay caqab ku noqon doonaan taageerada maaliyadeed ee la siiyey dowladda.