Dhageyso: Agaasimaha Idaacada Warsan Ee Magaalad Baydhabo oo sheegay in la jirdilay

0
217

Agaasimaha Idaacada Warsan ayaa sheegay in ay jirdil xoogan u geesteen ciidamada dowlada kadib markii uu dib xuriyadiisa u hey.

Hilaal Sheikh Shuceyb agaasimaha Idaacada Warsan ee magalada Baydhaba oo dib xuriyadiisa u helay kadib markii ay xireen ciidamada boliska magaalada Baydhabo.

Halkan Ka Dhageyso

RADIO WARASNIdale News online, Xafiiska Baydhabo