Dhageyso: Xukuumada Soomaaliya oo rajo wanagsan ka muujisay howlagalada ka socda Dalka

0
191

Afahayeenka Xukuumada Soomaaliya Ridwaan Xaaji C/weli ayaa Warbaaahinta u sheegay in Xukuumada ay rajo wanaagsan ka qabto howlgalada ka soconayo qaar kamid ah Gobolada Dalka taasi oo ay Al- Shabaab loogu saarayo Deegaano iyo Degmooyinka mid Goboladaasi.

Sidoo kale waxa uu sheegay in Xukuumada ay guulo ka gareen howlgaladaasi waxauuna xusay in Al-Shabaab ay wiiqeen awoodooda. Afahayeenka ayaa tilmamay in Ciidamada Amaanka howlgalo ay ka sameeyeen Magaalada Muqdishoin ay ku soio qabteen rag ka tirsan Al-Shabaab iyo gawaari ay wateen.

Halkan Ka Dhageyso

Ridwaan