Daawo Video: Tahriibiyaal Soomaali Ah Oo laga Qaatey Aduun Dhan $200,000

0
220

Wararka Ka Imaanayo Dalka  Gariiga ayaa  Sheegayanaan in  Dowlada Greec ay xabsiga dhigtay Wakiilka Shirkadda Xawaaladda Amal oo la yiraahdo Sheekh Cabdiraxmaan, kadib markii ciidamada Booliska ay baaris ay ku sameeyeen ka heleen lacag kaash ah oo gaareysa 200 Kun oo Euro

Lacagtaasi ayaa aheyd mid uu Wakiilka Amal ee Gariiga uu u hayay Tahriibayaasha Soomaalida ee doonayay inay kaga soo baxaan magaalada Athens ee dalka Gariiga.

Halkan Ka Daawo Video

 

 

DAAWO-SOMALI (1)

Idale News Online,Greec