Inkastoo magaalada Baydhabo uu wali ka socdo shirka maamul u samaynta gobalada Koonfur Galbeed ayaa hadana waxaa jira diidmo badan oo ka imaanaysa dhanka shacabka iyo waliba siyaasiyiinta kuwaasi oo sheegaya shirkaan inuu yahay mid aanan ka turjumayn rabitaanka Shacabka.
Halkan Ka Dhageyso.