Dhageyso: Dowlad Gobleedka Puntland oo ka warbixisay heshiisyo ay la gashay Dowladaha Jabuti iyo Yemen

0
212

C/waaxid Maxamed Xersi Agaasimaha guud ee Wasaarada Kaluumeysiga Maamulka Puntland oo la hadlay Warbaahinta ayaa ka warbixiyay heshiisyo ay la galeen Dowladaha Yeemen iyo Jabuuti.

 Halkan Ka Dhageyso