Saxiixiyaasha maamulka koonfur galbeed oo sharaxad ka bixiyey, sababta ku kaliftey,inay saxiixaan maamul ka kooban sadex gobolka Geesey iyo maxamed xaaji cabdi nuur madeer ayaa ka hor khud badeeyey ,shirka dib u heshiisiin dadk koonfur galbeed soomaaliya , oo ka soconayo magaalada baydhabo.
Halkan Ka Dhageyso.
Idale News Online