Dhageyso: Waxgaradka Degmada Baydhabo Oo Ka Walaacsan Xiisada Maamulada Koonfur Galbeed Soomaaliya.

0
214
Odayaasha iyo wax-garadka magaalada Baydhabo ee gobolka Bay ayaa sheegay in ay ka walaacsanyihiin heerka siyaasada is diidan ee Baydhabo ka jira taas oo keentay in bannaan baxyo rabashada wata ay ka dhacaaan gudaha magaaladaasi.
Odayaashan waxa ay sheegeen in hadii aan waxba laga qaban xiisadahan siyaasadeed ay gaari doonto meel qatar ah.Magaalada ayay sheegayaan odayaashan in ay ku sugan yihiin dhinacyo iska hor jeeda kuwaas oo ku wada sugan magaalada Baydhabo.

 Halkan Ka Dhageyso.