War Deg Deg ah Qarax xoogan oo goor dhow ka dhacay Magaalada Muqdisho.

0
216

War goor dhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in Qaraxa Xoogan uu goor dhow ka dhacay Degmada Hodan ee Gobolka Banaadir gaar ahaan Aga gaarka Isbitaalka Xoogga,waxaana Qaraxa Dhawaqiisa laga maqlay Xaafadaha Magaalada Muqdisho.

Wararka qaar waxa ay sheegayaan in Qaraxa uu ahaa Mid lagu Xiray Baaleyaasha ku shaqeeya Cadceeda islamarkaana Maamulka Gobolka Banaadir uu ka hirgaliyay Magaalada Muqdisho, iyadoona Qaraxa kadib halkaasi ay gaareen Ciidamada DF.

Mid kamid ahaa Goobjoogayaasha ayaa noo Xaqiijiyay in Qaraxa uu ahaa mid xoogan,ilaa hadana aan la ogeyn Khasaaraha nafeed iyo mida dhaawac ee uu sababay.

qaraxa-fiyooraha-8


Idale News Online, Muqdisho.