Dawlada wadanka Yemen oo heshiis xaabd joojin a la galeeysa Xogaga Shiicada ee Xuuthiyinta

0
185

Dawlada wadanka Yemen ayaa la sheegaya in heshiis xabad jooin ah ay lagalayso Xoogaga Xuuthiyiinta ee ka dagaalama wadankaasi Yemen.

Egayga gaarka ah ee qaramada Midoobay  u qaabilsan wadanka Yeman Jamal Ben Cumar ayaa sheegay in heshiiska Xabad Joojinta uu dhici doono maanta oo axad ah si buu yiri loo soo afjaro dagaalada udhexeeye dawlada Iyo Xoogaga Xuuthiyiinta ee kasoo horjeeda dawlada wadanka Yemen.

Dhanka kale Ergayga qarmada Midobay u qaabilsan wadanka Yemen ayaa sheegay inuu ku rajo waynyahay in xal nabadeed laga gaaro dagaalada ka holcaya gudaha wadanka Yemen.

Heshiiska dawlada Yemen ay lagalayso Xoogaga Shiicada ayaa kusoo aadaya xili xoogaga Shiicada ah e Xuuthiyiinta ay la wareegeen qaybo badan oo ka tirsan caasimada wadanka Yemen ee Sanca.

Dhanka kale dawlada wadanka Yemen ayaa bandow kusoo rogtay 4 xaafadood oo ku yaal Magaalaad Sanca ee caasimada wadanak yemen.

sanca

Idale News Online, Sanca.