Dawo sawirada Amin arts oo Kashifay Arin Muran Ka taagnaa

0
383

Waxaa bulshada soomaliyeed ee filayey inay haatan u dhalato dawlad Rasmiya markii laga baxay Xiliyadii KM ay hungurigoodii dib u liqeen kadib markii ay arkeen sida ay haatan wax u wadaan madaxda sare ee dawlada soomaliya.

Dowlada uu Hogaamiyo Madaxwayne Xasan sheekh oo loo baxshey (DAWLAD DILAALEED) Islamarkaana aan ka adkayn Ilaalinta Xarunta madaxtooyada ee villa Somalia ayaa Markasta Shirar hoose waxay la galaysa Shirkado Tuuga ah iyo Dowlado Dano gaara ka leh Somalia.

Madaxwayne Xassan oo isagu u jilicsan Lacagta iyo Amaanta Afka Baarkiisa ah, ayaa si sahala looga helaa Bada iyo Bariga Somalia si Macdanta iyo Khayraadka dihan loo qaato.

AM

Idale Newsw Online, Baydhabo Janaay.