Dhageyso: Madaxweyne Xasan Sheekh” Soomaaliya waxa dib u dhac ku keeney waa Qabyaalada”.

0
184

Madaxweynaha Dowlada Soomaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Sheegay in dib u dhac walbo ee Dalka ku yimaado ay ku saleysan tahay Qabiil. 

 

Halkan Ka Dhageyso codka madaxweyne Xasan.

[audio:http://risaala.net/uploads/content/audio/21457.MP3|autostart=yes]

Madaxweynaha waxa uu sheegay in loo baahanh yahay in laga gudbo melna la isaga tuuro Arratida Qabiilka Qabiilka oo Soomaalidu ay Aaminsn yihiin Sida uu sheegay.

Dhanka kale Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud ayaa ugu baaqay Guud ahaan Shacabka Soomaaliyeed in ay la sheeqeeyaan Taageero buuxdana ay siiyaan Dowlada Soomaaliya.

Waxa uu Sidoo kale Sheegay Madaxweynaha in Dowlada ay ku dadaaleyso dhaqan gelinta wixi ay horay u balan qaaday.

Xasan Sheekh Maxamuud Madaxweynaha Soomaaliya ayaa hadalkaan ka sheegay Shegay Masjidka weyn ee Isbaheysiga oo uu shalay kula dukaday boqolaal dad weyne.

Xasan SHEEKHasa

Idale News Online, Muqdisho.