Haydan maanta deeqdaan raashinka Garsiisey ee Cumaan oo looga tala galey bisha barakeysan ee soon in aya kusoomaan dadku dhaqan gu dah magala Baydhabo.raashinkaan ayaa waxaa ka fa ideystey dad badan oo dhib uqabey ayna ay aboodin wax ay kusomaan ayaa maanta siweyn ugu farxye marka gacantood soo agdhey raashinka lasoo gaarsiyey magalad baydhabo.
Raashinka ayaa waxaa uu ka kobaanyahay Bur bariis sokor saliin caleen basto digir iyo timir.
Goobta raashinka lagu qiibinayay ayaa amaankeeda aad loo adkeyey waxaan ka qiibqadanayay cidmada ethopia ee amisom iyo cidmada qalabka sida dowlada soomaaliay sdookale waxaa koobta goobjoog ka aha maamulka Gobolka iyo kan Degmada.
Idale News Online, Badhabo Janaay.