Dhegayso: Xildhibaan Abshiroow”Reer Shabeelaha hoose Sideeda degmo waa ku faraxsan yihiin heshiiska”

0
193

Xildhibaan Abshirow  oo ka mid ah mudanayaasha baarlamanka soomaaliya isla markaana ka soojeedo Gobolka Shabellaha Hoose  ayaa guul ku timaamey heshiiskii & Aqoonsigii maamulka Koonfur Galbeed soomaaliya.

Xildhibaanka ayaa carabka ku dhaftey inuu aad ugu faraxsan yahay isku biiritaanka labada Garab oo in mudo ahi laga soo shaqeeynayey.

Halkan Ka Dhageyso.

 

[audio:http://daafeet.com/wp-content/uploads/2014/06/abshiroow.mp3|autostart=yes]
xildhaan-abshiroow

 Idale News Online, Muqdisho.