Akhriso: Ishii Bukataay Ku Bibikacso Heshiis Taariikhi Ah oo maanta La Saxiixey

0
199

Maanta oo ah maalin isniin ah taariikhdu tahay 23/06/2014M oo ku aadan 25 Shacbaan/1435H waxaa heshiis taariikhi ah wada saxiixey Madaxweynaha dowlad goboleedka koonfur galbeed soomaaliya Mudane, Maxamed Xaaji Cabdinuur (Madeer) iyo Mudane, Cabdifataax Maxamed Ibraahim (Geesey) oo ka wakiil ahaa dhinaca kale,

Heshiiskan oo lagu soo af jarayey kala aragti duwanaashihii u dhexeeyey siyaasiyiinta deegaanada dowlad goboleedka koofur galbeed soomaaliya isla markaana lagu abuurayey is faham iyo midnimo waarta oo dhex marta bulshada deegaanada koonfur galbeed soomaaliya, iyada oo heshiiskan ay garwadeen ka ahaayeen guddi gaar ah oo ay u xilsaartey xukuumadda federaalka soomaaliya waxaana goob joogayaal ka ahaa wakiilada beesha caalamka ee arimaha soomaaliya.

Si aad u ahkrisataan qodobada heshiiska. Hoos Ka Akhariso:

page1page2fiirfiirpage2page1

max

Idale news online.