Waxa Maanta Magaalada oslo Lagu dabaal Dagay Munaasabad kuweyn Qofw aliba Soomaali ah hadana kusugan Guud ahaan Caalamka waxaana munaasabadaan kusoo beegmeysaa xili Ramadaan ah waxaana shacabka Norwey Go aansadeyn in hordhac ahaan maanta ay qabsadaan waxaana kasoo qeyb galay soomaali Farabadan oo isaga kala imaaday Guud ahaan Gobolada Nairobi.
HALKAAN KADAAWO
Daawo
Idale News onlinle oslo