Dhageyso: Xasan Sheekh oo Caawa Shacabka Oga yaabsaday Qaab Cusub oo aan hore Loogu Aqoon.

0
253

Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa caawa ka qeyb-galay bandhig dhaqameed ee ay soo qaban-qaabisay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ee lagu qabtay Muqdisho.

xa13

Wasiirka Warfaafinta Mustaf Sheekh Cali Dhuxulow, Wasiiradda Haweenka iyo Xaquuqul Isaanka Khadiijo Maxamed Diiriye, Wasiiru Dowlaha Maaliyadda C/lahhi Maxamed Nuur, Xildhibaano iyo boqolaal dadweynaha ah ayaa ka qeyb-galay bandhigga.

xa11

 xa10

xa8xa7xa6xa4xa3xa2xa1 

Halkan Ka Dhageyso.

[audio:http://radiokulmiye.com/knn/wp-content/uploads/2014/05/qeys3.mp3|autostart=yes]
Idale news  Online, Muqdisho.