Akhriso: Madoobe Nuunow Oo Xilkii Ka Qaadey C/Fataax Geesey Iyo Shiino Macalin Nuunow & Maamulkii Nuunow oo Dabar Go’ey.

0
211

Xafiiska Hogaamiyaha  Lixda gobol  koonfur galbeed ayaa kol dhaweyd waxaa uu xilkii ka qaadey wasiirka arimaha gudaha ee dowlad goboleedka koonfur galbeed C/fataax Maxamed Ibrahin Geesy iyo wasiir Shiine Macalin.

Labadan wasiir ayaa lagu eedeyey in ey ka shaqeynayaan dabar goynta Maamiul ka Kooban Lix obol Ee goboleedka koonfur galbeed soomaaliya ayagoo beryahanba muqdihso ku sugnaa isla markaana ka shaqeynayey sidii ey dhibaato ugu geysan lahaan dowlad goboleedka.mIIm

Hoos Ka Akhriso, Dekretada Nuunow & Fishilka Maamulkiisa,

Xil-ka-qaadis

Idale News Online, Baydhabo.