Ammaanka Muqdisho oo la adkeeyay Bisha Bakeysan Ee Ramadanka awgiid.

0
195

Ciidamada ammaanka ee Soomaaliya ayaa isu diyaarinaya hawlgal balaaran oo dhinaca amniga ah, kadib markii ay heleen sida ay sheegeen warar ku aadan in Alshabaab ay kordhin doonaan weerarrada ka dhanka ah dawladda, inta lagu guda jiro bisha barakeysan ee Ramadhan.

Afhayeenka ciidamada ammaanka Gaashaanle Dhexe Qaasim Axmed Rooble, ayaa BBC-da u sheegay inay hayaan xogo ku aadan gawaari iyo rag la socda oo doonaya in ay weeraro ka gaystaan magaalada Muqdisho.

Weriyaha BBC Ibraahim Maxamed Aaden oo la kulmay afhayeenka, ayaa ugu horeyn weydiiyay xogaha ay hayaan waxa ay yihiin, wuxuuna ku jawaabey.

Muqdisho

Idale News Online, Muqdisho.