Dil xalay ka dhacay gudaha Magaaalda Kismaayo

0
203

Qof rayid ah ayaa lagu soo waramayaa in xalay lagu dilay gudaha Kismaayo, halka ruux kalena uu dhaawac soo gaaray.

Kooxda dilka geeysatay ayaa la sheegay, ineey ka tirsan ciidamada maamulka KMG ah ee Jubba.

Lama oga sababta ay u dileen qofka rayidka ah, balse waxa uu qeyb ka yahay dilal maalmihii u danbeeyay ka dhacayay Gudaha Kismaayo.

Dekkad-Kismaayo-

 Idale News Online, Kismaayo.