Daawo Waraysi: Prof: Samatar Siyaasadii Muqdisho taaley way urtay, & Khilaafka Xisbiga Kulmiyo arimo kale oo Hadley.

0
221

Waxaa waraysi dhinacyo badan siiyey Tv-ga somali channel Pro Axmed Ismaaciil Samatar oo horay ugu ololayn Jiray midnimada soomaliya haatana u jeestay Maamulka Somaliland.

HALKAN KA DAAWO VIDEO.

Waraysigiisa ayaa wuxuu ku sheegay in Siyaadii Muqdisho taalay ay Urtay, Calankii Somaliyana uu noqday mid beelaysan, Sidoo kale waxaa la waydiiyey Khilaafka ka dhex aloosan  Axmed Siilaanyo iyo gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi iyo Qaraxyada ka Biloowday Hargeisa.

samatar

Idale News Online.