Kulan, ay wada qaaten , madaxda dowlada KG soomaliya Ee 3da Gobol iyo godoomiyaha baarlamanka soomaaliya prof. Maxamed Sh. Cismaan Jaawaarey, ayaa ka dhacey magaalada Muqdisho.
kulan kaan oo ahaa kii ugu horeeyey oo dhexmaro , madaxda sare KGS Ee 3da Gobol iyo Godoomiyaha baarlamka ayaa, waxa laga falanqeeyey,arimo badan oo ku saaban siyaasada KG soomaaliya, iyo weliba kala warqaadasho labadda garab.
Madaxweyne Madeer iyo Ku Xigeenkiisa Maxamed xasan Fiqi ayaa waxay olole balaaran ka wadaan magalaada Muqdisho, ayagoo doonayo inay kordhiyaan aqoonsiyada iyo fikir maamulka 3da Gobol.
Hoos Ka Daawo Sawiradda, Madaxda KGS& Prof. Maxamed sh. cismaan Jawaarey.
Wariye Cabdi Nuur Mayow Cali, Idale News Online, Muqdisho.