Dhageyso: Madaxweynaha KG soomaaliya Ee 3da Gobol ” RW soomaaliya Cabdiweli Ayaa II yeerey”

0
191

Madaxweynaha maamulka Saddexda Gobo lee Koofur Galbeed Soomaaliya Max’ed Xaaji C/nuur “Madeer”oo Magaalada Muqdisho ku sugan ayaa ka warbixiyey ujeedka uu Magaalada Muqdisho ku soo gaaray.

Madaxweyne Madeer ayaa sheegay in uu u yeeray raisul Wasaaraha Soomaaliya C/wali Sh Axmed Max’ed si loo xaliyo Arrinta ka taagan Magaalada Baydhabo.

Waxaa uu sidoo kale sheegay in uusan u tanaasuli Doonin garabka kale ee uu hogaamiyo Madoobe Nuunoow Max’ed.

Halkan Ka Dhageyso Hadalka Madaxweyne Madeer

[audio:|My Documents\Downloads\Music\C.nuur-Xaaji-Madeer.mp3autostart=yes]

MadeerIdale News Online, Mudisho.