Madaxweynaha Dowlad Gobleedka Koonfur galbeed soomaaliya ee 3da Gobol, Md Maxamed Xaaji cabdinuur madeer ayaa ku sugan magaalada muqdisho, ee caasimadda soomaaliya, isla markaana la yeelanayo kulumo muhiin ah qiibaha kala gedisan e bulshadda KG soomaaliya eee Ku Dhaqan magalaada Muqdisho.
Madaxweyne madeer ayaa sheegey xilliguu uu imaaneyey magaalada muqdisho inuu casuumaad rasmi ah uu ka haley RW soomaaliya mudane cabdi weli sheekh axmed.
Hoos ka Daawo Sawiradda Madxweynaha iyo Siyaasiyiinta kale.
Idale News Online, Muqdisho.