Daawo: Wasiirada Dowlada Koonfur Galbeed oo Ka Qeyb Qaadanaya Dib u Dhiska Madaxtooyada Koonfur galbeed

0
188

Hadaba sida muuqaalkan ku aragtaan waxaa dib u dhis xoogan kusocda Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

Dib u dhiska kusocda Madaxtooyada Koonfur Galbeed ayaa ah mid iskaa wax u qabso ah, waxaana ka qeyb qaadanaya Madaxda sare, Wasiirada Koonfur Galbeed iyo Shacabweynaha Magaalada Baydhabo Janaay.


Baydhaba Janaay.

Idale News Online.