kooxdani ayaa habeen madow xilli saqdhexe ah soo weerartay dukaan Soomaliyeed dabadeed isku dayey in ay dhacaan Soomalida balse Soomaalida oo horey ciil u qabtay ayaa tuugadii jirkooda cad cad u jarjaray iyagoo adeegsana Maqar iyo baangad dabadeedna banaanka iska geeyey lafahooda iyo dhiigooda waxayna arintaasi ka dhacday magaalada Cape Town Tuulo u dhaw oo Soomaalida si weyn loogu gumaado oo marwalba lagu dilo.
Idale News Online.