Idale Somali News Update Daawo: Xaflad Lagu Taageeraayay Madaxda Dowlada Koonfur Galbeed oo Ka Dhacday Wadanka Mareykanka (Minneapolis). By News-Editor - April 3, 2014 0 193 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Munaasabadaani oo boqolaal dadweyne ay ka soo qeyb galeen ayaa ku dhacady jawi aad u qurxoon. aXafladaan lagu taageerayay Dowlad Goboleedka Koonfur Galbed Soomaaliya, ayaa waxaa soo qaban qaabiyay Jaalliyada Koonfur galbeed ee ku dhaqan wadanka America.