Cabdi qaadir Nuur Siidi “argagixisida Wali way Illoobi la,yihiin Qoryooley”

0
216

Gudoomiyaha Gobolka Shabeelaha Hoose oo goor dhow u hadlayay Idaacadaa VOA-da laanta af soomaaliga ayaa ka warbixiyay Dagaal bertyahan ay kulla jireen Xoogaga Alshabab oo ay dhowaan kala wareegeen Degmadda Qoryooley.

Gudoomiyaha oo wax laga waydiiyay rag dhowaan lasoo qab qabtay ayaa xaqiijiyay in rag culus oo amniyaadka ah ay soo qab qabteen oo ay yihiin rag sida uu ku sheegay taf ah oo si fiiican loo soo tababaray, waxa uu sheegay in ay yihiin ragii ka qayb qaatay weerardii Xalane lagu qaaday sanadii2009, mar wax laga waydiiyay sida uu ku xaqiijiyay ayaa sheegay in iyga laftigood ay u sheegeen,

Gudoomiyaha ayaa sheegay in in Qoryeeley ka dhamaan la, yihiin arga gixisada sabata uu ku macneeyay ayuu ku sheegay ragaas oo laga keenay Punlanad,Somaliland, NFD, Soonka Shanaad, Gudoomiyaha ayaa sheegay in ragan ay kala garan la,yihiin dhamaan xaafadaha Sh/hoose sida uu sheegay Mushaani,gaawiroow, Farxaano, Buulo sheekh, oo ay si aad ah ugu wareersan yihiin raga lasoo qalday sida uu sheegay wabiga uu qaado maalinkasto iyagoo firxad ah taasoo ay u wacantahay sida uu sheegayu in aysan dabaalka wabiga aqoon.

Gudoomiyaha oo sii hadlayay ayaa sheegay in sababta keentay ragan in ay kusoo laab laabtaan Sh/hoose gaar ahaan Qoryeeley ay tahay in Argagixsadda ay ilmo badan ku dhalleen oo xitaa qaarkood afar afar naag guursadeen.

Ciidamada Dowlada ayaa si rasmi ah dhowaan ulla wareegay degmadda Qoryeeley walow mararka qaar ay la kulmaan weeraro gaadmo.

siidiShabellahaHoose

Idale News Online,Qoryooley.