Daawo Sawirrada: Xaflad Lagu Taageerayay Madaxda Dowlada Koonfur Galbeed Oo Ka Dhacday wadanka Malaysia.

0
166

Xaflad qurux badan oo si heer sare loo soo agaasimay lagu taageeraayay madaxweenaha maamul goboleedka koonfur galbeed soomaaliya mudane Madoobe Nuunow Maxmed iyo Madaxweyne Kuxigeenka dowlad goboleedka koonfur galbeed ee soomaaliya Mudane maxamuud sayid munaasabadaani oo boqolaal dadweyne ay ka soo qeyb galeen ayaa ku dhacady jawi aad u qurxoon.

Iyadoo Xafladaani lagu soo taageerayay dowlada goboleedka koonfur galbed soomaaliya, ayaa waxaa soo qaban qaabiyay  Jaalliyada ku dhaqan wadanka Malaysia.

967645_10202833680194704_1149064080_n10149303_10202833686394859_1384012788_n1937907_10202833687154878_690100749_n10150011_10202833676394609_1626070140_nphoto.php

Idale News Online, Malaysia.