Idale Somali News Update Daawo : Amin Arts oo sawir ku fadeexeeyey Shariif Xasan By News-Editor - March 24, 2014 0 588 Facebook Twitter Pinterest WhatsApp Farshaxamiistaha Amin Arts ayaa sawir siyaasadeed oo si maldahan uga hadlayo xaalada Baydhabo waxa uu ka sameeyey Xildhibaan Shariif Xasan Shiikh Adan oo shalay tegay Baydhabo iyo Xiisad tegitaankiisa ka dhalaley.