Kooxda fanaaniinta Walaalaha Hargeysa oo qayb libaax leh ka qaatay shirkii kusoo idlaaday magaalada Baydhaba janaay ee lagu dhisayay dowlad goboleedka Koonfur galbeed Soomaaliya ayaa waxa ay u sameeyeen hees soo dhaweyn ah madaxweyne Madoobe Nuunow Maxamed.

Idale News Online.