Daawo:Madaxweynaha koonfur Galbeed somaliya oo ka digey in laga horyimaado rabitanka shacabka.

0
191

Kulan balaaran oo ey shaley yeesheen Madaxweynaha koonfur galbeed somaliya Mudane Madoobe Nunow ayaa shaley waxaa uu ka dhacay xarunta ADCda kulankaas oo looga hadlayey arimo badan oo quseeya dowlada koonfur galbeed somaliya,  Kolkuu kulan soo idlaadey ka dib ayaa madaxweynaha waxaa uu la hadley saxaafada waxaana uu sheegey in aan laga hor iman rabitaanka shaxcabka koonfur galbeed somaliya.

.
doorasho5