Madaxweynaha Dolwad Goboleedka KG s soomaaliya oo booqadey madaxtooyada Villa Arlaathy.

0
210

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Mudane Madoobe Nuunow Maxamed ayaa booqday xarumihii dowlada ay kamid tahay Madaxtooyada Koonfur Galbeed.

Madaxweynaha ayaa booqashadiisa waxaa ku wehliyay Madaxweyne ku Xigeenka iyo Xildhibaano katirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya, waxayna kormeereen Madaxtooyada Koonfur Galbeed, oo u ka muuqday burbur lixaad leh.

Booqashada kadib, ayaa waxaa shir jaraa’id ku wada qabtay Iridka hore ee Madaxtooyada, Madaxweynaha iyo Xildhibaan Sheekh Aadan Madoobe oo wada sheegay in dhawaan dayactir xoogan lagu sameyn doono Madaxtooyada Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya.

dhawaan ayaa la doonaya in mashruuc balaaran oo lagu dhisayo madaxtooyada ayaa la raba in laga hergaliyo baydhabao, booqashadan ayaa xoqoneysaa tii uGu horeysey oo madaxweynE nuunow sameeyo.
Madoobe-Nuunow-

Idale News Onlne, Baydahaba.