Dhageyso Jeneraal Jaamac Max’ed Qaalib: “Itoobiya ayaa Amniga Somalia lala kaashanayaa waa dhibaato hor leh”

0
197


qaalib
Jeneraal Jaamac Max’ed Qaalib oo mar soo noqday Taliyihii Ciidanka Booliiska Soomaaliyeed berisamaadkii ayaa waxuu aad uga deyriyey wada shaqeynta xaga amniga ee dowlada Soomaaliya iyo beesha caalamka la yeelanaayaan dowlada Itoobiya.

jeneraalka ayaa xusay in dhibaatada iyo burburka Soomaaliya maanta ka jira ay Itoobiya ka masuul tahay, sidaas darteedna sheegay inuusan shaqsiyan isagu aaminsaneyn in uu kheyr ka imaanaayao soo celinta amniga Soomaaliya oo ay Ethiopia qeyb ka tahay.

Idale News Online