Warbixintaan ayaa waxay si toos ah uga hadlaysa arimo fara badan oo taabanaaya bilowga fashilka dowladda federaalka Soomaaliya gaar ahaan hogaanka Madaxda Sare ee ilmo Sheekh (Madaxweyne Xasan Sheekh, Ra’iisul Wasaare Cabdiwali Sheekh, iyo Gudoomiyaha Barlamaanka Max’ed Sheeh Cismaan Jawaari). Warbixinta ayaa sidoo kale ka hadleysa marxaladihi ay soo martay xil ka qaadistii ra,iisal wasaare saacid, iyo qaabkii ay ku timid magacaabistii C/wali sheekh Axmed iyo waliba khilaafyo badan oo qarsanaa oo hadda u muuqda in habsami u socodka shaqo ee dowlada caqabad ku noqdaan.
Idale News Online