Dhageyso: Gudoomiyaha Fududeynta Shirka dowlad goboleedka KG Maxamuud Sayid Aadan oo ka hadley howlaha gudigiisa horyaala iyo dhameystirka shirka Baydhabo ka socda

0
207

[audio:http://www.ishabaydhaba.com/wp-content/uploads/2014/01/dhageyso11.mp3]

Maxamuud Sayid Aadan oo ah Gudoomiyaha Guddiga Hogaaminta sameynta Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa maanta ka hadlay howlaha guddiga hogaaminta Shirweynaha.

sayidAadan

Idale News Online Baydhabo.