Daawo Cali Max’ed Geedi “Madaxweyne Xasan Sheekh waxuu rabaa in kali talisnimo dalka ku maamulo”

0
201

Ra”iisul Wasaarihii hore ee Soomaliya Cali Maxamed Geedi ayaa bixiyeey waraysi cusub oo uu uga hadlayo Khilaafka madaxda sare ee dalka isagoo arrimo xasaasi ah ka hadlay.


Wuxuu sheegay in Madaxweyne Xasan Sheikh uu doonayo in uu wadanka ku maamulo awood iyo xoog taasna aysan jiri dooniin khilaafka labada masuul ayuu shegay in uusan jeclayn inuu saas  uga sii hadlo madaama uu horey uga hadlay.

geedi

Idale News Online