Daawo: Cilmooge oo heshiis Somalia loogu sameeyo 4 diyaaradadood la saxiixday Shirkad China laga leeyahay

0
209

Wasiirka Warfaafinta iyo Gaadiidka Cirka C/laahi Cilmooge Xirsi oo dalka dib ugu soo laabtey ka dib markii uu shirar kaga soo qeybgaley dalalk Switzerland iyo Imaaraadka Carabta. Wasiirka ayaa sheegay in dalka Imaaraadka Carabta uu heshiis dalka Soomaaliya loogu sameynaayo diyaarado gaaraaya ilaa 4 diyaaradood la galey shirkad laga leeyahay dalka China, heshiiskaas oo dhigaayo in muddo 8 bilood gudahood shirkada chinese ay  ku soo dhameystirto sameynta 4taas diyaaradood.
Daawo Wasiirka oo ka hadlaaya safarkiisa dalka Imaaraadka iyo Switzerland


Wasiir Cilmooge ayaa sidoo kale rajo fiican ka muujiyey in isbuucyada naga soo aadan  ay bilaabmi doonaan duulimaadyadii shirkadii Somali Airlines, isagoo sheegay in la soo dhameystiray dhamaan shaqooyinkii iyo tasiilaadkii ay shirkaddu ku howl gali laheyd.
somaliair
Idale News Online