Waxaa goordhow lagu soo gaba gabeeyay magaalada Baydhabo ee gobolka Bay shir ay maalmahan lahaayeen xildhibaanada Barlamaanka Soomaaliya iyo Odayaasha dhaqanka beelaha Digil iyo Mirifle.
Qodobadii kasoo baxay kulanka ayaa waxaa saxaafada u akhriyay gudoomiyaha barlamaanka Pro Jawaari, waxaana uu ku dhaqaaqay in sida ugu dhaqsiyaha badan loo dhisi doono maamul goboleedka Koofur Galbeed Soomaaliya.
Qodobadii lagu heshiiyey iyo khudbadii gudoomiyaha barlamaanka Somalia Maxamed Cismaan Jawaari iyo waxgaradka iyo dhaqanka beelaha DM kala soco idalenews.com dhowaan.
[audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2013/09/goaankaBaydahabo.mp3]Idale News ONline