Iyada oo shalay uu ku dhawaaqay gudoomiyaha degmada Cabdi Casiis in ay diyaariyeen dooma dheereeya oo dalxiisayaasha taga xeebta Liido lagu bad-baadiyo hadii ay Qatar la kulmaan ayaa isla shalay waxaa halkaasi lagu arkay doomahaasi oo ciidan dul saaranyahay shacabkuna ay calanka dalka ka dul babinayaan
Idale News Muqdisho