Gudoomiyaha gobolka Bay Cabdi Adan Hoosow oo saxaafada kula hadlay magaalada Baydhabo ayaa waxa uu ka warbixiyey sida uu arko taageero kala noqoshadii Malaaqyada iyo maamulka gobolka Xubno katirsan ay kala noqdeen wada shaqeyntii Dawlada Federalka Somaliya.
Gudoomiyaha ayaa sidoo kale ku baaqay shir-weyne ka dhacaya Baydhabo waxuuna si gaar ahna ugu yeeray Xildhibaanada,mas’uuliyiinta iyo malaaqyada Digil iyo mirifle si ay uga wada tashdaan aayaha dhulka iyo midnimada dadka digiil iyo Mirifle
Dhageyso Gudoomiyaha Gobolka Bay Cabdi Aadan Hoosow markii uu gaarey magaalada Baydhabo shir Jaraa’id ku qabtey:
[audio:https://www.idalenews.com/wp-content/uploads/2013/09/Hoosow.mp3]
Idale News Online